L aakiinse ku alla kii aniga i maqlaa, ammaan buu u fadhiyi doonaa, Wuuna xasilloonaan doonaa, isagoo aan shar ka cabsanaynin.
Mas el que me oyere, habitará confiadamente, y vivirá reposado del temor del mal.