O o roobkii dhagaxyada lahaana wuxuu laayay wax alla wixii dalka Masar oo dhan duurkiisa joogay, dad iyo duunyoba; oo dhalatadii duurka oo dhanna roobkii dhagaxyada lahaa baa laayay, oo dhirtii duurka oo dhanna wuu jejebiyey.
Grindina a doborât la pământ tot ce era pe câmp în toată ţara Egiptului, atât oameni, cât şi animale; grindina a doborât la pământ toate plantele câmpului şi a frânt orice copac de pe câmp.
Continue reading Report error