Baxniintii 9:24 ~ Изход 9:24

picture

S idaas daraaddeed waxaa ku soo da'ay roobdhagaxyaale baas, roobka dhagaxyada lehna waxaa ku qaldanaa dab, kaas oo kalena weligiis kama di'in dalka Masar oo dhan tan iyo maalintii ay quruun noqotay ilaa haatan.


Така имаше град и огън, размесен с града - град много тежък, небивал в цялата Египетска земя, откакто е заживял там народ.

Continue reading Report error