H addaba cid u dir oo la soo dhaqso lo'daada iyo waxa berrinka kuu jooga oo dhan; waayo, dad iyo duunyo wixii berrinka laga helo oo dhan oo aan guryaha la soo gelin, waxaa ku soo degi doona roobka dhagaxyada leh, wayna dhiman doonaan.
Have your cattle and whatever you have in the field brought to a safe place. For the hail will come down upon every man and animal that is in the field and is not brought home. And they will die.”’”
Continue reading Report error