Baxniintii 9:15 ~ Exodus 9:15

picture

W aayo, haatan haddaan gacantayda fidin lahaa, oo aan belaayo kugu dhufan lahaa adiga iyo dadkaagaba, de markaas adiga dhulka waa lagaa baabbi'in lahaa,


For now I would have stretched out my hand, and struck you and your people with pestilence, and you would have been cut off from the earth;

Continue reading Report error