H addii kalese haddaadan dadkayga sii daynin inay tagaan, bal ogow, waxaan idiin soo diri doonaa duqsiyo faro badan, adiga, iyo addoommadaada, iyo dadkaaga, iyo guryahaaga dhexdooda; oo guryaha Masriyiinta oo dhanna waxaa ka buuxsami doona duqsiyo faro badan, iyo weliba dhulka ay joogaanba.
Защото, ако не пуснеш народа Ми, ще изпратя рояци мухи върху тебе, върху служителите ти, върху народа ти и в къщите ти; така че къщите на египтяните и земята, на която живеят, ще се напълнят с рояци мухи.
Continue reading Report error