R abbigu wuxuu Muuse ku yidhi, Waxaad Haaruun ku tidhaahdaa, Ushaada qaado, oo gacanta ku kor fidi biyaha Masar, iyo webiyaashooda, iyo durdurradooda, iyo galalkooda, iyo balliyadooda biyaha ah oo dhan, si ay u noqdaan dhiig; oo dhulka Masar oo dhammu wuxuu noqon doonaa dhiig miidhan, oo ku jiri doona weelasha qoriga ah iyo weelasha dhagaxa ahba.
Тогава Господ рече на Моисея: Кажи на Аарона: Вземи жезъла си и простри ръката си над египетските води, над реките им, над потоците им, над езерата им и над всичките им водни локви, за да станат кръв; и по цялата египетска земя ще има кръв, и в дървените и в каменните съдове.
Continue reading Report error