Baxniintii 6:7 ~ Exodus 6:7

picture

o o waxaan idiin qaadan doonaa dad ahaan, oo aan idiin noqon doonaa Ilaah, oo waxaad ogaan doontaan inaan anigu ahay Rabbiga Ilaahiinna ah oo idinka bixinaya culaabtii Masriyiinta.


And I will take you as my people, and I will be your God: and ye shall know that I am the LORD your God, who brought you out from under the burdens of the Egyptians.

Continue reading Report error