M arkaasaa Elecaasaar oo ahaa ina Haaruun wuxuu guursaday gabdhihii Fuutii'eel middood, oo waxay u dhashay Fiinexaas. Kuwanu waa madaxdii reer Laawi, iyo qolooyinkoodii siday kala ahaayeen.
А Елеазар, син Ааронів, узяв собі з дочок Путіїлових за жінку, і вона породила йому Пінхаса. Оце голови батьківських домів Левітів за їхніми родинами.
Continue reading Report error