Baxniintii 5:8 ~ Exodus 5:8

picture

O o lebenkii ay markii hore samayn jireen tiradiisii oo kale waa inaad hadda ka dib ku qasabtaan inay sameeyaan, oo waa inaydnaan waxba ka dhimin, waayo, waa caajisiin oo sidaas daraaddeed waxay u qaylinayaan, iyagoo leh, Na sii daa aannu tagnee oo aan Ilaahayaga allabari u bixinnee.


But have them make the same number of clay blocks as before, and no less. They are crying, ‘Let us go and give a gift in worship to our God,’ because they are lazy.

Continue reading Report error