Baxniintii 5:16 ~ Exodus 5:16

picture

A ddoommadaada caws lama siiyo, oo waxay nagu yidhaahdaan, Leben sameeya. Oo bal eeg, addoommadaadii waa la garaacaa, laakiinse gardarrada waxaa iska leh dadkaaga.


Straw is not given to thy servants, and they are saying to us, Make bricks, and lo, thy servants are smitten -- and thy people hath sinned.'

Continue reading Report error