Baxniintii 40:9 ~ Exodus 40:9

picture

O o markaas waxaad qaadataa saliidda lagu subkado, oo waxaad ku subagtaa taambuugga, iyo waxa gudihiisa ku jira oo dhan, oo waa inaad quduus ka dhigtaa isaga iyo alaabtiisa oo dhanba; oo kolkaasuu quduus noqon doonaa.


Then take the oil and pour it upon the meeting tent and all that is in it. Set it apart with all its objects, and it will be holy.

Continue reading Report error