M arkaasuu ku yidhi, Bal gacanta laabta mar kale saar. Kolkaasuu mar kale gacantii laabta saaray, oo markii uu ka qaaday laabtii, bal eeg, waxay haddana u rogmatay oo u ekaatay sida jidhkiisii kale.
And He said, “Put your hand in your bosom again.” So he put his hand in his bosom again, and drew it out of his bosom, and behold, it was restored like his other flesh.
Continue reading Report error