O o Rabbigu wuxuu kaloo ku sii yidhi isagii, Bal gacanta laabta saar, markaasuu gacanta laabta saaray, oo markii uu ka qaaday, bal eeg, gacantii baras bay yeelatay oo waxay u caddaatay sida baraf cad.
Затем Господь сказал: – Положи руку за пазуху. Моисей положил руку за пазуху, а когда вытащил, она была белой от проказы, как снег.
Continue reading Report error