Baxniintii 4:10 ~ Исход 4:10

picture

M arkaasaa Muuse wuxuu Rabbiga ku yidhi, Rabbiyow, anigu codkar ma ahi, hadda iyo hore toona, iyo tan iyo markaad ila hadashay anigoo addoonkaaga ah, maxaa yeelay, anigu hadalka waan shigaa, waanan carrab la'ahay.


Моисей сказал Господу: – О Владыка, я не был красноречивым раньше и не стал им теперь, когда Ты заговорил со Своим слугой. Я говорю медленно и невнятно.

Continue reading Report error