Baxniintii 39:5 ~ Exodus 39:5

picture

O o dhex-xidhkii daabaca lahaa oo dusha kaga yiil in lagu xidho, isku waslad buu la ahaa eefodka, isku sina waa loo sameeyey, waxaana laga sameeyey dahab, iyo buluug, iyo guduud, iyo casaan, iyo maro wanaagsan, sidii Rabbigu Muuse ku amray.


The well-made belt on it was made of the same gold, and blue, purple and red cloth and fine linen, just as the Lord had told Moses.

Continue reading Report error