O o wuxuu sameeyey konton qabsato oo dahab ah, oo daahyadiina wuxuu midba midka kale kula lammaaneeyey qabsatooyinkii; sidaasuu taambuuggu mid u noqday.
又 做 五 十 個 金 鉤 , 使 幔 子 相 連 。 這 才 成 了 一 個 帳 幕 。