Baxniintii 35:21 ~ ﺍﻟﺨﺮﻭﺝ 35:21

picture

O o waxay yimaadeen iyagoo mid walba qalbigiisu kacay, oo mid walba ruuxiisu raalli ka dhigay, oo waxay keeneen waxay Rabbiga u bixiyeen, kuwaasoo ah wixii loo doonay shuqulkii teendhada shirka, iyo hawsheeda oo dhan, iyo dharkii quduuska ahaa.


وَجاءَ كُلُّ مَنْ نَبَّهَهُ قَلبُهُ وَدَفَعَتْهُ رُوحُهُ، وَأحضَرُوا تَقدِمَةً للهِ لِأجلِ صُنْعِ خَيمَةِ الاجْتِماعِ، وَجَمِيعَ أدَواتِ خِدمَتِها، وَعَمَلِ الثِّيابِ المُقَدَّسَةِ.

Continue reading Report error