L ix maalmood waa in la shaqeeyaa, laakiinse maalinta toddobaad waa inay maalin quduus ah idiin ahaataa oo waa sabti nasasho oo Rabbiga loo nasto, oo ku alla kii maalintaas shuqul qabta waa in nafta laga qaadaa.
Six days shall work be done, but the seventh day shall be holy unto you, a sabbath of rest to the LORD; whoever does work therein shall die.
Continue reading Report error