Baxniintii 33:5 ~ Exodus 33:5

picture

M arkaasaa Rabbigu wuxuu Muuse ku yidhi, Waxaad reer binu Israa'iil ku tidhaahdaa, Idinku waxaad tihiin dad madax adag, oo haddii aan daqiiqad qudh ah dhexdiinna imaado, waan idin baabbi'in; haddaba wixii aad isku sharrixi jirteen, iska fura, bal inaan ogaado waxaan idinku sameeyo.


A i ki atu a Ihowa ki a Mohi, Mea atu ki nga tama a Iharaira, He iwi kaki maro koutou: kia mea kau ka puta atu ahau ki waenganui i a koe, a ka ngaro koe i ahau: na, whakarerea atu ou whakapaipai, a ka mohio ahau ki taku e mea ai ki a koe.

Continue reading Report error