Baxniintii 33:12 ~ ﺍﻟﺨﺮﻭﺝ 33:12

picture

M uusena wuxuu Rabbiga ku yidhi, Bal eeg, waxaad i leedahay, Dadkan kaxee, oo imana aad ogeysiin kan aad ila diraysid. Laakiin waxaad igu tidhi, Magacaaga waan kugu aqaan, oo raalli baan kaa ahay.


وَقالَ مُوسَى للهِ: «ها أنتَ تَقُولُ لِي: ‹أخرِجْ هَذا الشَّعبَ،› لَكِنَّكَ لَمْ تُخبِرْنِي مَنْ سَتُرسِلُ مَعِي. قُلْتَ لِي: ‹أعرِفُكَ بِاسْمِكَ، وَقَدْ حَظِيتَ بِرِضايَ.›

Continue reading Report error