M arkaasaa Muuse wuxuu ku noqday Rabbiga xaggiisa, oo wuxuu yidhi, Bal dadkanu dembi weyn bay sameeyeen, oo waxay samaysteen ilaahyo dahab ah.
摩 西 回 到 耶 和 华 那 里 , 说 : 唉 ! 这 百 姓 犯 了 大 罪 , 为 自 己 做 了 金 像 。