Baxniintii 32:1 ~ Исход 32:1

picture

O o markii dadkii arkay in Muuse raagay oo uusan buurtii ka soo degin, ayaa dadkii iyagoo urursan Haaruun u yimaadeen, oo waxay ku yidhaahdeen, Kac, oo inoo samee ilaahyo ina hor socda; waayo, Muusahan oo ah ninkii inaga soo bixiyey dalkii Masar, garan mayno wax ku dhacay.


Увидев, что Моисей медлит спускаться с горы, народ собрался вокруг Аарона и сказал: – Послушай, сделай нам богов, которые пойдут перед нами. А что до этого Моисея, который вывел нас из Египта, – мы не знаем, что с ним случилось.

Continue reading Report error