Baxniintii 31:14 ~ Exodul 31:14

picture

H addaba waa inaad dhawrtaan sabtida, waayo, waa idiin quduus, oo mid kasta oo ka dhiga wax aan quduus ahayn hubaal waa in la dilaa, waayo, ku alla kii maalintaas shaqeeya, de qofkaas waa in laga gooyaa dadkiisa.


Să ţineţi Sabatul, căci el este pentru voi ceva sfânt; oricine îl va pângări să fie pedepsit cu moartea; oricine va lucra în ziua aceea să fie nimicit din poporul său.

Continue reading Report error