Baxniintii 30:34 ~ ﺍﻟﺨﺮﻭﺝ 30:34

picture

M arkaasaa Rabbigu wuxuu Muuse ku yidhi, Waxaad qaadataa uunsi udgoon oo ah istakte iyo onika iyo galbanum, iyagoo ah uunsi ay ku jirto beeyo saafi ah, oo miisaankooduna ha iswada le'ekaado.


وَقالَ اللهُ لِمُوسَى: «خُذْ كَمِّيّاتٍ مُتَساوِيَةً مِنَ العُطُورِ: مَيْعَةً وَأظفاراً وَقِنَّةً عَطِرَةً وَلُباناً نَقِيّاً،

Continue reading Report error