Baxniintii 30:23 ~ Éxodo 30:23

picture

W axaad qaadataa dhir udgoon oo wacan, oo ah shan boqol oo sheqel oo ah malmal asli ah, iyo badhkiis oo qorfe macaan ah, oo ah laba boqol iyo konton sheqel, iyo laba boqol iyo konton sheqel oo ah kalamus,


“Toma también de las especias más finas: de mirra fluida, 500 siclos (5. 7 kilos); de canela aromática, la mitad, 250; y de caña aromática, 250;

Continue reading Report error