Baxniintii 3:18 ~ Exodus 3:18

picture

O o codkaaga way maqli doonaan, markaas adiga iyo waayeellada reer binu Israa'iil waa inaad u tagtaan boqorka Masar, oo waxaad ku tidhaahdaan, Rabbiga ah Ilaaha Cibraaniyada ayaa nala kulmay. Haddaba waan ku baryaynaaye, Iska kaaya daa aannu meel saddex maalmood loo socdo oo cidla ah tagnee, inaannu allabari u bixinno Rabbiga ah Ilaahayo.


They will pay heed to what you say; and you with the elders of Israel will come to the king of Egypt and you will say to him, ‘The Lord, the God of the Hebrews, has met with us. So now, please, let us go a three days’ journey into the wilderness, that we may sacrifice to the Lord our God.’

Continue reading Report error