H addaba waxanu waa wixii aad meesha allabariga ku dul bixin lahayd; maalin walba had iyo goor waa inaad laba wan oo sannad jira ku bixisaa.
And this is what thou shalt offer upon the altar—two lambs of the first year, day by day continually.
Continue reading Report error