Baxniintii 29:36 ~ Éxodo 29:36

picture

M aalin walba waa inaad dibiga qurbaanka dembiga u bixisaa kafaaraggud aawadiis, oo meesha allabarigana waa inaad daahirisaa markaad u kafaaro gudaysid, oo waa inaad subagtaa inaad quduus ka dhigtid.


y cada día ofrecerás el becerro del sacrificio por el pecado, para las expiaciones, y cuando hagas expiación por él deberás purificar y ungir el altar para santificarlo.

Continue reading Report error