Baxniintii 29:28 ~ ﺍﻟﺨﺮﻭﺝ 29:28

picture

o o intaas waa inay Haaruun iyo wiilashiisu amar ahaan uga lahaadaan reer binu Israa'iil weligoodba, waayo, waa qurbaan sare loo qaado; waana inay ahaato qurbaan sare loo qaado, oo ay reer binu Israa'iil bixiyaan markay ku allabaryaan qurbaannadooda nabaadiinada. Waa qurbaankooda sare loogu qaado Rabbiga.


هَذِهِ الأجزاءُ مِنَ الكَبْشِ هِيَ نَصيبُ هارُونَ وَأبْنائِهِ كَعادَةٍ دائِمَةٍ. تُرْفَعُ مِنْ تَقدِماتِ بَني إسْرائِيلَ الَّتِي يُقَدِّمُونَها كَذَبائِحِ سَلامٍ للهِ.

Continue reading Report error