Baxniintii 28:41 ~ ﺍﻟﺨﺮﻭﺝ 28:41

picture

O o waxaad dharkaas u lebbistaa walaalkaa Haaruun iyo wiilashiisa la joogaba; oo waa inaad iyaga subagtaa, oo daahirisaa oo quduus ka dhigtaa, inay iiga adeegaan hawsha wadaadnimada.


فَتُلْبِسُ هارُونَ أخاكَ وَأبناءَهُ مَعَهُ، وَتَمسَحُهُمْ وَتُعَيِّنُهُمْ وَتُفرِزُهُمْ لِيَخدِمُونِي كَكَهَنَةٍ.

Continue reading Report error