Baxniintii 28:30 ~ Exodus 28:30

picture

O o laabgashiga xukumaadda waa inaad gelisaa Uuriimka iyo Tummiimka, oo waa inay Haaruun qalbigiisa saarnaadaan markuu Rabbiga hortiisa tago; oo Haaruun waa inuu qalbigiisa ku qaadaa xukumaadda reer binu Israa'iil had iyo goorba. Khamiiskii Wadaadka Sare


In the breastplate of judgment you shall put the Urim and the Thummim; they shall be upon Aaron’s heart when he goes in before the Lord, and Aaron shall bear the judgment (rights, judicial decisions) of the Israelites upon his heart before the Lord continually.

Continue reading Report error