Baxniintii 28:14 ~ Exodus 28:14

picture

o o waa inaad u samaysaa laba silsiladood oo ah dahab saafi ah, oo waxaad u samaysaa sida wax xadhko u eg oo tidcan, oo silsiladaha isku tidcan waa inaad ku xidhaa saldhigyada. Laabgashigii


and two chains of pure gold; you shall make them of twisted cordage work, and you shall put the corded chains on the filigree settings.

Continue reading Report error