Baxniintii 27:16 ~ Исход 27:16

picture

O o barxadda iriddeeda waxaad u yeeshaa daah labaatan dhudhun ah, oo ah buluug, iyo guduud, iyo casaan, iyo maro wanaagsan oo daabac laga sameeyey, tiirarkiisu ha ahaadeen afar, saldhigyadooduna afar.


Для входа во двор должна быть сделана завеса двадцати локтей в длину из голубой, пурпурной и алой пряжи и крученого льна, украшенная шитьем, и четыре столба на основаниях.

Continue reading Report error