Baxniintii 26:19 ~ Изход 26:19

picture

O o waa inaad samaysaa afartan saldhig oo lacag ah oo ka hooseeya labaatanka loox; oo laba saldhigba waa inay ka hooseeyaan loox inay saldhig u ahaadaan labadiisa caarad, oo laba saldhigna waa inay ka hooseeyaan loox kale inay saldhig u ahaadaan labadiisa caarad.


и под двадесетте дъски да поставиш четиридесет сребърни подложки, две подложки под една дъска за двата ѝ шипа и две подложки под друга дъска за двата ѝ шипа.

Continue reading Report error