Baxniintii 26:16 ~ Éxodo 26:16

picture

L ooxiiba dhererkiisu waa inuu toban dhudhun ahaadaa, oo loox kasta ballaadhkiisu waa inuu dhudhun iyo badh ahaadaa.


La longitud de cada tabla será de diez codos, y de codo y medio la anchura de cada tabla.

Continue reading Report error