Baxniintii 25:17 ~ Exodus 25:17

picture

O o daboolna waa inaad uga samaysaa dahab saafi ah; laba dhudhun iyo badh waa inuu dhererkiisu ahaadaa, ballaadhkiisuna waa inuu ahaadaa dhudhun iyo badh.


And thou shalt make a seat of reconciliation of pure gold; two cubits and a half shall be its length and a cubit and a half its breadth.

Continue reading Report error