Baxniintii 24:7 ~ Exod 24:7

picture

M arkaasuu wuxuu qaaday kitaabkii axdiga, oo wuuna akhriyey iyadoo ay dadkii maqlayaan, oo waxay yidhaahdeen, Kulli wixii Rabbigu ku hadlay waannu yeeli doonnaa oo waannu addeeci doonnaa.


A luat cartea legămîntului, şi a citit -o în faţa poporului. Ei au zis:,, Vom face şi vom asculta tot ce a zis Domnul.``

Continue reading Report error