Baxniintii 24:4 ~ Вихід 24:4

picture

M arkaasaa Muuse wuxuu qoray ereyadii Rabbiga oo dhan, kolkaasuu aroor hore kacay, oo buurta hoosteedii wuxuu ka dhisay meel allabari iyo laba iyo toban tiir, sidii laba iyo tobankii qolo oo reer binu Israa'iil ay ahaayeen.


І написав Мойсей всі Господні слова. І встав він рано вранці, та й збудував жертівника під горою, та дванадцять кам'яних стовпів для дванадцяти Ізраїлевих племен.

Continue reading Report error