M arkaasaa Muuse dadkii u yimid, oo wuxuu u sheegay hadalladii Rabbiga oo dhan iyo amarradii oo dhan. Markaasaa dadkii oo dhammu isku cod ku jawaabeen, oo waxay yidhaahdeen, Ereyadii Rabbigu ku hadlay oo dhan waannu wada yeeli doonnaa.
І прибув Мойсей, та й оповів народові всі Господні слова та всі закони. І ввесь народ відповів одноголосно, та й сказали: Усе, про що говорив Господь, зробимо!
Continue reading Report error