O o cabsidaydaan ku hor marin doonaa, oo dadka aad u tegaysid oo dhan waan argaggixin doonaa, oo waxaan cadaawayaashaada oo dhan ka dhigi doonaa inay dhabarkooda kaa sii jeediyaan.
I will send my fear before thee, and confound every people to which thou comest, and will make all thine enemies turn their back to thee.
Continue reading Report error