Baxniintii 23:11 ~ 出 埃 及 記 23:11

picture

l aakiinse sannadda toddobaad waa inaad iska daysaa ha nasto, oo dhul aan beernayn ha noqdee, inay masaakiinta dadkaagu wax ka cunaan; oo waxay reebaanna dugaagga duurku ha daaqeen. Oo sidaas oo kalena waa inaad u gashaa beertaada canabka ah iyo beertaada saytuunka ah.


只 是 第 七 年 要 叫 地 歇 息 , 不 耕 不 種 , 使 你 民 中 的 窮 人 有 吃 的 ; 他 們 所 剩 下 的 , 野 獸 可 以 吃 。 你 的 葡 萄 園 和 橄 欖 園 也 要 照 樣 辦 理 。

Continue reading Report error