O o hadduu iyada wiilkiisa u guursho, de waa inuu iyada ula macaamiloodaa sida gabdhaha loola macaamiloodo.
And if he have appointed her unto his son, he shall deal with her after the law of daughters.