H addaba sidaas daraaddeed, haddaad daacad ahaan ii addeecaysaan, oo aad axdigayga dhawraysaan, de markaas waxaad ahaan doontaan dad hanti iiga ah dadyowga oo dhan, waayo, dhulka oo dhan anigaa iska leh;
Now therefore, if ye will give ear to hearken unto my voice and keep my covenant, then ye shall be a special treasure unto me above all peoples; for all the earth is mine.
Continue reading Report error