Baxniintii 19:18 ~ Вихід 19:18

picture

O o Buur Siinay dhammaanteed way qiiqaysay, maxaa yeelay, Rabbi baa dusheeda ku soo degay, isagoo dab ku dhex jira, oo qiiqeediina kor buu u baxay sida qiiq foorno oo kale, oo buurtii oo dhammuna aad bay u gariirtay.


А гора Сінай уся вона димувала через те, що Господь зійшов на неї в огні! І піднявся дим її, немов дим вапнярки, і сильно затремтіла вся гора...

Continue reading Report error