M arkaasaa Yetroo oo Muuse soddog u ahaa ayaa wuxuu qaaday qurbaan la gubo iyo allabaryo. Markaasaa waxaa yimid Haaruun iyo waayeelladii reer binu Israa'iil oo dhan inay Ilaah hortiisa kibis kula cunaan Muuse soddoggiis.
وَقَدَّمَ يَثرُونُ حَمُو مُوسَى ذَبيحَةً وَقَرابينَ للهِ. وَأتَى هارُونُ وَكُلُّ شُيُوخِ إسْرائِيلَ وَأكَلُوا مَعاً مَعَ حَمِي مُوسَى فِي حَضْرَةِ اللهِ.
Continue reading Report error