Baxniintii 17:7 ~ ﺍﻟﺨﺮﻭﺝ 17:7

picture

M arkaasuu meeshaas magaceedii wuxuu u bixiyey Masaah iyo Meriibaah, dirirtii ay reer binu Israa'iil dirireen aawadeed, iyo jirrabaaddii ay Rabbiga jirrabeen aawadeed, oo ay yidhaahdeen, War, Rabbigu ma na dhex joogaa mise nama dhex joogo? Jebintii Reer Camaaleq


وَدَعا المَكانَ بِاسْمِ «مَسَّةَ وَمَرِيبَةَ» بِسَبَبِ مُخاصَمَةِ بَني إسْرائِيلَ للهِ وَبِسَبَبِ تَجرِبَتِهِمْ لِصَبرِهِ، إذْ قالُوا: «لِنَرَ إنْ كانَ يهوه فِي وَسَطِنا أمْ لا؟» الحربُ مَعَ عمالِيق

Continue reading Report error