O o bal ogow, halkaas ayaan hortaada isku dul taagi doonaa dhagaxa weyn oo Xoreeb yaal, kolkaas waa inaad dhagaxa ushaada ku dhufataa, oo waxaa halkaas ka iman doona biyo ay dadku cabbaan. Kolkaasaa Muuse sidaas ku sameeyey waayeelladii reer binu Israa'iil hortooda.
Ето, Аз ще застана пред тебе там на канарата в Хорив; а ти удари канарата, и ще потече вода из нея, за да пият людете. И Моисей стори така пред очите на Израилевите старейшини.
Continue reading Report error