M arkaasaa Rabbigu wuxuu Muuse ku yidhi, Bal dadka ka hor mar, oo waxaad kaxaysataa waayeellada reer binu Israa'iil, ushaadii aad webiga ku dhufatayna gacanta ku qabso oo tag.
وَقالَ اللهُ لِمُوسَى: «مُرَّ مِنْ أمامِ الشَّعبِ، وَخُذْ مَعكَ بَعضَ شُيُوخِ إسْرائِيلَ. وَخُذْ بِيَدِكَ عَصاكَ الَّتِي ضَرَبْتَ بِها نَهْرَ النِّيلَ، وَاذْهَبْ.
Continue reading Report error