K olkaasuu wuxuu iyagii ku yidhi, Waxanu waa wixii Rabbigu ku hadlay, Berri waa maalin weyn oo nasasho ah, oo waa sabti quduus u ah Rabbiga. Wixii aad duban lahaydeen dubta, oo wixii aad karin lahaydeen kariya, oo wax alla wixii idiin hadha meel dhigta oo ha idiin yaalleen ilaa subaxda.
摩 西 对 他 们 说 : 耶 和 华 这 样 说 : 明 天 是 圣 安 息 日 , 是 向 耶 和 华 守 的 圣 安 息 日 。 你 们 要 烤 的 就 烤 了 , 要 煮 的 就 煮 了 , 所 剩 下 的 都 留 到 早 晨 。
Continue reading Report error